Wasiirada Amniga iyo Waxbarashada oo Jowhar gaaray iyo Warar kala duwan oo …

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdulaahi Goodax Barre ay wehliyaan Xildhibaano ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Wafdiga Wasiirada iyo Xildhibaanada isugu jira ee goordhaw gaaray magaalada Jowhar waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Maamul goboleedka Hirshabelle. Wali lama oga ujeedka safarka ay  ku tageen Jowhar … Continue reading Wasiirada Amniga iyo Waxbarashada oo Jowhar gaaray iyo Warar kala duwan oo …